Madaxweynaha jubaland axmed madoobe ayaa magaalada kismaanyo ku soo bandhigay ciidamo fara badan oo lagu xureenaayo maamulka jubaland ee alshabaab gacanta ku haayaan ciidankaan ayaa xureyn doonaan magaalada Bu'aale iyo magaalooyinka ay gacanta alshabaab ku jiro si looga xuroobo alshabaab
https://ift.tt/RSafIEk
Submitted November 30, 2022 at 05:34AM by Munocali https://ift.tt/Cy9sSeo
No comments:
Post a Comment